Home

Education

Sports

Health

Contact Us

 

Articles    |   So dir War

Main Menu

 

Wararkii ugu dambeeyay / Latest News

07-06-2010;

Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Salagle

waxaa maanta loo magacaabay Maamul cusub degmada Salagle Gobalka Jubbada Dhexe oo kamid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee hoos yimaad xarakada Al-shabaab ee gobolada jubboyinka.

Wareegtada magacaabista xubnaha maamulka cusub oo ka koobnaa ku dhowaad ilaa iyo 5 xubnood ayaa waxa saxaafadda u aqriyay gudoomiyaha gobollada jubooyinka sheikh Abuukar Cali Aadan waxa uuna sheegay in magacaabista maamulka cusub ay u dhacday sidan:-

Gudoomiyaha degmada:Sheekh Khaalid Axmed Iidle.

Madaxa Maaliyadda: Sheekh Adan Nuur ow Cadow.

Maktabka Zakawaatka: Sheekh Iidow C/raxmaan.

Maktabka Dacwada :Sheekh Ceyduruus Yoonis Ibraahim.

Madaxa Garsoorka: Shekh Maxmed Isxaaq.

Shalay ayay xarakada al-shabaab maamul kan lamid ah u soo dhistay degmooyinka Salagle iyo Bu'aale, Gobalka Jubbada Dhexe .

Kismaayotimes.com
 

Maqaal / Opinion

Sayid Maxamed Cabdille Xasan xageebuu ku aasanyahay? Dhageyso(VOA) . 0 Dhalinta Waayaha Cusub oo soo saaray heeso cusub >> -Akhriso/Daawo Video.+Sawir .
0 CNN - Inside Africa - Somalis in Minnesota Akhriso/Daawo

 

osCommerce templates

 

Copyright 2009 KismaayoTimes.com All Rights Reserved