Home

Education

Sports

Health

Contact Us

 

Articles    |   So dir War

Main Menu

Muxaadaro Mustafa Xaaji Ismaaciil: Dhibaatooyinka Qaadka u leeyahay Bulshada


Muxaadaro Sheekh Umal: Dhiiga Muslimiinta oo la daadiyo iyo khatarta ay leedahay (R/M) .
Sheekh Cumar Faruuq: Allah halaga baqo Diinta laga been sheegaayo . Sayid Maxamed Cabdille Xasan xageebuu ku aasanyahay? Dhageyso(VOA) .

Radio/TV

 

Wararkii ugu dambeeyay / Latest News

Ogeysiis Ogeysiis iyo Raali Galin dhamaan aqristayaasha!!!
07-07-2010: Salaan kadib dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan idiin sheegaynaaa in website ka Kismaayotimes.com uu xidhnaan doono ilaa Amar danbe sababo la xiriira xaga tafatiraha boga oo africa u safray (Howlo shaqo + Fasax) e.mail ladii aad noo soo dirtayna waad ku mahadsantihiin dhamaantiin ee Kismaayotimes.com will be back soon InshaAllah.

Maamulka xarakada Al-Shabaab ee magaalada Bu'aale oo mamnuucday daawashada Cayaaraha Adduunka.
19-06-2010: Maamulka xarakada Al-Shabaab ee magaalada Bu'aale ee gobolka J/dhexe ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo daawashada ciyaaraha kubadda cagta ee aduunka. (guji-riix)

Ganacstada magaalada Dhoobley ayaa walaac ka muujiyey falal ay maleeshiyaadka Al-shabaab ku burburinayaan goobaha ganacsiga
19-06-2010: Ganacsatada yar yar ee wax ku iibiya hareeraha wadooyinka magaalada Dhoobleey, ayaa walaac ka muujiyey falal ay maleeshiyaadka Al-shabaab ku burburinayaan goobaha ganacsiga ee magaaladaasi. (guji-riix)

Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka ee London UK iyo Prof:Maxamed Cabdi Gaandi
18-06-2010: Waxaa maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ahayd 12 June 2010 lagu qabtay cariga Ingiriiska Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka kaasoo ay si heer sare ah usoo qaban qaabiyeen golaha qurbojoogta jubbooyinka. (guji-riix)

Prof:Maxamed Cabdi Gaandi oo ka hadley xalka Soomaaliya Booqdeyna Copenhegan Denmark (Daawo Sawiro)
16-06-2010: Waxaa galabnimadii Jimcaha taariikhda ahayd 11/06/2010 caasimada Denmark ee cobenhegan kadhacay shir si heer sare loosoo agaasimay kaasoo looga hadlayay xaaladda guud ee somaaliya, gaar ahaan xaaladda Goballada Jubooyinka. (guji-riix)

Haweeney Mareykan ah oo bixinta $7.45 ka doorbiday 60 maalmood oo xabsi ah.
15-06-2010: Haweeney, ayaa go’aan ku gaartay inay doorbiddo inay xabsi gasho intii ay bixin lahayd lacag biil ahayd oo ay ku lahayd maqaayadda Waffle House restaurant oo ku taala magaalada Fort Peirce, Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka. (guji-riix)

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo afka kala furtay kana hadlay arrimo badan.
15-06-2010: Hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xassan Daahir Uweys oo shir jaraa`id uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin faragalinta shisheeye, maleeshiyaad kaga biiray kooxda Al-Shabaab iyo taleefishinka Universal . (guji-riix)

Madaxwayne Moi Kibaki ayaa maanta qabtay Kulan Deg deg ah
14-06-2010: Madaxwaynaha Kenya, Mwai Kibaki ayaa Maanta isugu yeeray Kulan Deg deg ah Saraakiisha Amniga Kenya, kaasoo ku aaddan sidii looga arrinsan lahaa Qaraxyadii lala beegsaday Beerta Xoriyadda Uhuru Kenyatta. (guji-riix)

Qaraxyo ka dhacay Beerta Xoriyadda Uhuru Kenyatta ee Magaalada Nairobi +Video
13-06-2010: Waxaa maanta gabal dhicii ruxay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya Labo qarax oo ka dhacay Fagaaraha Beerta Xoriyadda Uhuru Kenyatta waxayna geysteen dhimashada 3 ruux iyo dhaawaca dad gaaraya 75 ruux (guji-riix)

Dhallinyarada Gobolada Jubbooyinka oo cambaareeyay ururka Al-Shabaab
13-06-2010: Qaar ka mid ah dhallinyarada gobolada Jubbooyinka oo qariyay magacyadooda sababo nabadgelyo awgood ayaa iyagoo u waramayay warbaahinta gudaha waxay walaac ka muujiyeen awaamiirta maamulka xarakada Al-Shabaabka Jubbooyinka ku soo rogay ee ku saabsan daawashada ciyaaraha adduunka ee ka socda dalka K/Afrika. (guji-riix)

Xarakada Alshabab oo Inqilaab ku qabsatay Magaalada Beledweyne
12-06-2010: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Shabaabka ay si buuxda ula wareegeen Magaaladaasi, kadib markii uu burburay maamulkii Xisbul Islam oo ka talinayey halkaasi (guji-riix)

Philip Onyancha oo Nin Kenyan ah ayaa sheegay in uu dilay 17 qof, dhiigana ka jaqay
12-06-2010: Ninkan oo lagu magacaabo Philip Onyancha, da’diisana lagu sheegay 32 jir ayaa ay booliska xireen, kaddib markii uu afkiisa ka sheegtay in uu dilay 17 qof dhiigana ka jaqay si cimrigiisu ugu dheerado.Dadka uu dilay waxaa u badan haween (guji-riix)

Ciidanka Ethiopia ayaa 71 qof oo Soomaali ah ku xasuuqday howl gal Milatari.
12-06-2010: Ciidamada Dowladda Ethiopia ayaa 71 qof oo shacabka Soomaalida Ethiopia ah ku xasuuqday howl gal Milatari oo bishii tagtay ay ka fulisay Gobolka Ogadeniya, waxaa sidaasi sheegay dadka deeganka ah iyo jabhada ONLF. (guji-riix)

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo ergay cusub u magacaabay Soomaaliya
10-06-2010: Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa shalay kaga dhawaaqay dalka Burundi ergayga cusub ee u fadhin doona Qaramada Midoobay dalka Soomaalia kaasoo loo magacaabay Augustine Mahiga oo ah nin u dhashay dalka Tanzania. (guji-riix)

Xukumada CCC Sharmaarke ayaa qarka u saaran in ee bur burto
10-06-2010: xukumada Ra'isulwasaare Cumar C/rashiid ayaa qarka u saaran in ay gabi ahaanba bur burto kadib marki ay bilaabeen xubno ka mid ah golaha Wasiirada in ay is casilaan, halka qaar kalana la filayo inay is casilaan maalmaha soo socdo. (guji-riix)

Wadajir Wax Dhaama La Waa,Wadajir baa gacmuhu wax ku gooyaan
10-06-2010: waxaa wax badan laga hadlay dhibaatada iskhilaafka iyo tafraruqu u leeyahay dadka, waxaana aan is dhihi karaa Soomaali maanta wax uga aqoon badan khilaaf ma jiro.Haddii baaritaan cilmi ah lagu sameeyo khilaafyada iyo mushkiladaha ka taagan dalkeena. (guji-riix)

Ogeysiis Ogeysiis:Shir muhiim ah oo ka dhacaya magaalada Copenhagen
08-06-2010: Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Somaalida degan dalka Denmark inuu jiro Shirweyne Muhiim ah oo muddo la sugayey, Shirkaas oo ka dhici doona Magaalada Coepenhagen Maalinta jimcaha ah ee ay Taariikhdu tahay:- 11/06/2010 shirka waxaa lagu casumay wasiirka Gaadiidka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Pro: Maxamed Cabdi Gaandi. (guji-riix)

Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Salagle
07-06-2010: waxaa maanta loo magacaabay Maamul cusub degmada Salagle Gobalka Jubbada Dhexe oo kamid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee hoos yimaad xarakada Al-shabaab ee gobolada jubboyinka. (guji-riix)

Bu'aale iyo Saakoow oo maamullo cusub loo sameeyay.
06-06-2010: waxaa maanta isku shaandhayn lagu sameeyay maamullaadii degmooyinka Bu'aale iyo Saakoow oo labaduba hoos yimaada maamulka xarakada Al-shabaab ee Jubooyinka gaar ahaan Jubada dhexe.Gudoomiyaha guud ee gobolada jubboyinka Abuukar Aadan Cali ayaa maanta gelinkii hore ku dhawaaqay isbedelka lagu sameeyay maamulka Degmada Bu'aale iyo Saakoow. (guji-riix)

Maamulka magaaladda Gaarisa ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ee reer Gaarisa in ay faraha kala baxaan arrimaha iyo siyaasadda Soomaaliya
05-06-2010: Wakiilka dowladda hoose ee magaaladda Gaarisa Cabdi Xaaji Maxamed ayaa ku tilmaamay mid sharci darro ah in magaladda Gaarisa lagu qabto shirar lagu kala taageerayo kooxaha Soomalida ku dagaalamaya, wuxuuna tilmaamay in ay la gudboon tahay haddii ay yihiin dadka Shacabka ee ku dhaqan gobolka waqooyi bari Kenya in ay u ducee-yaan dadka Soomaliyeed (guji-riix)

Jabhadda ONLF ayaa gashaanka ku dhufatay hadal ka soo baxay Meles Zenawi
05-06-2010: Hogaanka warfaafinta jabhadda ONLF, Xuseen Nuur Dheere ayaa beeniyay in wax wada hadal ah ay marna la galeen xukuumadda Ethiopia, ka dib markii war arrintaasi sheegaya uu ka soo baxay Ra'iisal Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi. (guji-riix)

EU starts training Somali soldiers in Uganda
05-06-2010: Saraakiil kakala yimi Qaarada Yurub ayaa tababar u bilaabay Ciidamo ay leedahay Dowlada Federaalka oo laga keenay dalka Somalia kuwaasoo tababaro kala duwan ku qaadanaya Xerooyin ku yaala magaalada Kampala hadaba daawo Filim laga soo diyaariyey (guji-riix)

Hooyo Soomaaliyeed oo ilmaheeda ku tooriyeysay Canada
05-06-2010: Hooyo Soomaaliyeed ayaa mindiyeeysay labo cunug oo ay dhashay. Wiilka weyn wuxuu jiray 9 sano midka yarna 4 bilood. 9 jirka ayaa ka baxsaday hooyada isagoo dhaawac ah, wuxuuna u cararay banaanka. Markii uu wiilka weyn ka baxsaday ayay waxay mindi ku bilaawday wiilkii yaraa ee 4-ta bilood jiray. (guji-riix)

War Saxaafadeed ka soo baxay Jaaliyadda Soomaalidda Koonfur Africa (SASA)
03-06-2010: Jaaliyadda Soomaalida dalka Koonfur Afrika ayaa manta shaaca ka qaaday iney si deg deg ah isbuucan gudihiisa xafiis ooga furaneyso magaaladda Mugdisho ee caasimadda Soomaaliya, (guji-riix)

Mucaskarka Raaskambooni aya wada dhaqdhaqaaq ciidan duulaana ku soo eh Degmada Dhoobleey ee gobolka J/hoose
03-06-2010: Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wado dhaq dhaqaaq ka dhan ah Xarakada Al shabaab, isagoo boqolaal ciidan ku tababaranaaya keemaha hawdka ah, oo uu markii hore tababaro kala duwan ciidamadda Mucaskarka Raaskaambooni uu ku siin jiray wadaadka weyn ee Sheekh Xasan Turki. (guji-riix)

Xasuuq ba´an ayaa lagu hayaa dadka Soomaalida ah ee degan Gobolka Ogadeniya
03-06-2010: Aduunka wuxuu indhaha ka qarsaday dhibaatada joogtada noqatay ee lagu hayo dadka Soomaalida ah ee ku nool dhulka Ogadeniya. xukumada gumeystaha madow ee meles Zenawi iyo ciidamada Itoobiya ayaa si qorsheysan u barakiciya, kufsada, dhaca, xira, xasuuqana dadka Soomaalida ah ee degan gobolka Ogadeniya. (guji-riix)

Shir looga hadlayay arrimha Siyaasadda iyo amaanka ee dalka Soomaaliya ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia
03-06-2010: Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha ee XFKMG ee Somalia ayaa ka qeyb galay Shir looga doodayey xaaladda Soomaaliya iyo dowrka ay ku leeyihiin wadamada Midowga Afrika, IGAD, Jaamacadda carabta iyo beesha caalamka, ayadoo lagu muujiyay sida ay muhiimka u tahay in loo istaago taageerana la siiyo nabad loo helo Soomaaliya. (guji-riix)

Walad Cabdalla oo shaaciyay inuu shaqada ka tagaya
03-06-2010: Axmed Walad Cabdalla oo ah Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tagayo shaqada. Waxa uu Axmed sheegay inuu isagu si iskiis ah uu u go’aansaday inuu banneeyo jagada wakiilka guud ee Qaramada Midoobay (guji-riix)

Cabdi Cali Bacalwaan oo noloshiisa qatar la soo gudboonatay
31-05-2010: Cabdi Cali Bacalwaan waxa u ahaa Fanaan, laxamiiste, Jilaa, hase yeeshee tan iyo markii burburka uu dhacay waxa uu ku noolaa Wadanka Kenya, hada aad ayuu u xanuunsan yahay, da’ni waa heysaa (guji-riix)

Buundadii ku taalay tuulada Mogaanboo gobolka j/hoose oo dhisme ka bilowdey
31-05-2010: Mogaanboo oo qiyastii 70km dhanka waqooyi kaga began magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa markii ugu horeysay waxaa shalay ka bilaabmay dhismihii buundada (guji-riix)

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab ayaa ugu yeeray TV-ga Universal Riddo
30-05-2010: Shir jaraa’id oo maanta qadka telefoonka uu ugu qabtay warbaahinta gudaha Afhayeenka kooxda Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) isaga oo kusagan gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa uu eedeyn u soo jeediyay War ay xalay sii daysay Telefishinka Universal. (guji-riix)

Ciidamada ilaalada xuduuda ee kenya ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq ciidan
30-05-2010: Ciidamada ilaalada xuduuda dalka Kenya ayaa bilaabay dhaq dhaqaaqyo hor leh oo la xiriira nabad gelyada iyo xasiloonida xuduuda iyo hareeraheeda. Dhaq dhaqaaqyadan cusub ayaa saameyn waxaa ay ku yeesheen isku socodkii caadiga ee dadku u kala gudbi jireen xuduuda dalka Kenya. (guji-riix)

Ciidamo Soomaali ah ayaa tababar uga furmay xerada Bihanga military camp +Video
30-05-2010: Waxaa si xowli ah uga socda xerada ciidamada "Bihanga military camp" ee dalka Uganda tababarkii ay saraakiil ka socota Midowga Yurub ku siinayeen ciidamo Soomaali ah kuwaasoo tiradooda lagu sheegay laba kun (2000) oo askari. (guji-riix)

2 Sanno Jir Indonesian ah oo Ku Waalan Cabida Sigaarka, 40 Xabbo ayuu Maalintii Cabaa!+Video/sawiro
27-05-2010: Labo jir u dhashay dalka Indonesia islamarkaana caba maalintii 40-sigaar ah ayaa soo jiitay indhaha caalamka kadib markii laga soo duubay film muujinaya qaabka uu sigaarka u cabo iyo sida uu ugu jeesteeyo sigaarka markuu cabayo. (guji-riix)

Dhibaatooyinka kusoo fool leh Aradayda Somaaliyeed ee wax ka barata wadanka Malaysia (Warbixin kooban)
26-05-2010: 20 sano oo dalka Somaliya dowlad la´aanta iyo qalaalse la hadheen, waxaaa dalka Malaysia wax barasho tayo le ka helay kumanaan arday oo Somalia ah.Tirada ardayda somaaliyeed ee Malaysia wax kabarta wuxuu aad usii kordhay wixii ka dambeeyey sanadkii 2000, waxaana hada lagu qiyaasaa ilaa wax ka badan 4000 oo arday (guji-riix)

Shariif Xasan Sh Aadan ayaa ka tanasulay Xilkiisi Wasiirnimada
26-05-2010: Ra’iisul wasaare ku xigeenkii ahna Wasiirka Maaliyada Xukuumada KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warqad istiqaalo ah oo uu xilalkiisa isaga casilayo waxaa uu u gudbiyay Ra’iisul wasaare Sharma’arke. (guji-riix)

Doorashada xilka baarlamaanka oo la iclaamiyay
26-05-2010: Guddiga qabanqaabada doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in doorashooyinku ay bilaaban doonaan maalinta Jimcaha ee soo socota ayna socon doonaan illaa maalinta Sabtida ah. (guji-riix)

Xasan Yacquub oo loo magacaabay gudoomiyaha degmada kismaayo
24-05-2010: Xarakada Alshabaab ayaa markii labaad isku shaandheyn ku sameeysay maamulkii gobolada jubooyinka,kadib markii uu soo dhex galay khilaaf xoogan oo ku saleysnaa arimo dhinaca awooda maamulka. (guji-riix)

Kun qof oo Kenyan ah oo ku biiray Xarakada Al-Shabab (Daawo warbixinta).24-05-10
Darawal Somaaliyeed oo filanwaa ku noqotay dhalasho loo sameeyay
24-05-2010: Waxaa magaalada copenhagen ee dalka Denmark ka dhacay darawal somaaliyeed laguna magaacabo mukhtaar ayaa waxaa loo sameeyay xaflad dhalasho ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa loogu qabtay gudaha baska uu waday iyo banaankaba arinkaas waxay mukhtaar ku noqotay filanwaa hadaba halkaan ka daawo.. (guji-riix)

Ururka Xisbul Islaam ayaa qabani doono shirweyne kaasoo u jeedadiisu tahay dhisida dowlad Islaami ah.
22-05-2010: xoghayaha Xafiiska Arrimaha dibadda ee Xisbul Islam ayaa sheegay in dhowaan ay qaban doonaan Shirweyne Caalami ah oo ay ku dhisayaan dowlad Islaami ah taasi oo ay u suuragashay xisbiga kadib markii dhinac kasta ay wax ka eegeen. (guji-riix)

Shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay magaalada Istanbul
22-05-2010: Shirkan ayaa socon doona mudo labo maalin ah iyadoo lagu casuumay in k abadan 50 dowladood, Ururka Islamka iyo 12 Urur oo Caalami ah, Masuuliyiin oo ugu horeeyo Banki Moon xoghayaha QM, Ganacsato iyo Aqoon yahano Soomaali iyo Ajaanib isugu jira. (guji-riix)

Xaaladdda Magaalada Buuhoodle oo degan maanta
22-05-2010: Waxaa saakay degan guud ahaan xaaladda deegaanka Buuhoodle halkaasi oo shalay dagaal xoogan uu kudhex maray dadka deegaanka iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo lasheegay in ay u soo galeen xuduudka si ay u ilaaliyaan ammaanka (guji-riix)

Madaxweyne Shariif oo dib u soo celshay Cumar C/Rashiiq
20-05-2010: Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha oo uu saxaafadda u akhriyay agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Mudane C/rashiid Khaliif Xaashi, ayaa u muuqda mid looga noqday go’aankii madaxweynaha ee ahaa in dowladda Cumar C/rahiid la kala diray. (guji-riix)

Itoobiya oo Xaqiijisay in Ciidan ONLF ahi Saldhiga Ciidanka Itoobiya soo Weerareen.
19-05-2010: Afhayeenka Dowlada Itoobiya Shimeles Kemal ayaa Xaqiijiyay una sheegay Wakaalada Wararka ee Reuters in Jabhada ONLF soo weerartay Saldhig Iskuna dayday inay Qabsadaan Balse Diiday In Jabhada ONLF hada joogto Saldhigaas, Wuxuu Kaloo Hadalka Raaciyay in Khasaare soo Gaaray Itoobiya Iyo ONLF labadaba (guji-riix)

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo maanta si cad shaaca uga qaaday in ay la dagaalami doonaan sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)
18-05-2010: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah Guddoomiyaha ururka Xisbul Islam ayaa waxa uu maanta si cad shaaca uga qaaday in ay la dagaalami doonaan Guddoomiyaha Mucaskarka Kaambooni Sheekh Axmed Madoobe. (guji-riix)

Sheekh Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay iyo Xukuumaddii oo la kala diray
17-05-2010: "Waxaan iska casilay xilka Guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Soomaaliya, wixii maanta ka dambeeyana waxaan ahay xildhibaan baarlamaanka ka tirsan" ayuu cod dheer ku yiri Sheekh Aadan Madoobe oo ay shalay sheegeen mudanayaasha kasoo horjeeda inay xilkii ka qaadeen oo ay u doorteen Mas'uul kale. (guji-riix)

Dowladda Sweden oo sharciyo cusub ku soo rogtay Soomaalida.
17-05-2010: Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa qaarkood waxa ay ka muujiyeen walaac aad ballaaran oo la xirriira shurruudaha cusub ee ay ku soo rogtay qoysaska is dalbanaya ee caalamka ku kala irdhoobay. , kuwaasoo laga doonayo in haddii ay rabbaan iney la midoobaan eheladooda ku nool dalkan ay heystaan baasaboor la aqoonsan yahay. (guji-riix)

Sheekh Aden madoobe oo afka kala furtay eedeeyayna wasiiro DKMG
13-05-2010: Wareysiyo dhinacyo kala duwan ee VOA -da la yeelatay masuuliyiin kala duwan sida guddoomiyihii hore sh.Aden madoobe iyo Guddoomiyaha cusub Xaaji Shukri Xaaji Axmed halkaan hoose ka dhageyso. DHAGEYSO

Xaaji Shukri Xaaji Axmed oo loo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka KMG Somalia
16-05-2010: Mudanayaal kulan ku yeeshay hoolka shirarka ee Guriga Umada wax yar kadib marki lagu kala dareeray kulan ay kasoo qeyb galeen dhamaan xildhibaanada ayaa cod u qaaday jiritaanka gudoomiyaha kadibna doortay gudoomiye cusub. (guji-riix)

Go´aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka waa been abuur
13-05-2010: Ra'iisul wasaaraha dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa sheegay in go'aanka guddoomiyaha baarlamaanka uu yahay been abuur.Wuxuu sheegay in guddoomiyaha laftiisa xilkii laga xayuubiyay kadib markii 319 xubnood u codeeyay in xilkii laga qaaday( BBC)... DHAGEYSO

War deg-deg ah Aden madoobe ayaa sheegay in uu kala diray xukuumadda iyo Ra`iisal wasaaarahooda
16-05-2010: Kadib markii maanta Aadan Madoobe xilkiisa uu arkay in si aad ah uu mucaarad u leeyahay oo Xildhibaanno badan ay qirsan yihiin in xilkaasi uu waqtigiisa uga dhamaday Aadan Madoobe ayaa shir jaraa’id u qabtay Saxaafadda. (guji-riix)

Fanaanada Saado Cali warsame ayaa soo saartay hees cusub
15-05-2010: Fanaanada Saado Cali Warsame ayaa soo saartay hees cusub oo lamagac baxday Colaad lama daba socdee, Qaranka Duminta nooga daa, Dadka lagooyada ka daa dhageysi wacan.. (guji-riix)

War saxaafadeed Jaaliyada Jubaland ee Uk
14-05-2010: Markaan falanqeeynay xaalada guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Jubooyinka oo ay dagaalo ba’ani ku dhexmareen Ururka Al-shabaab & xizbul Islaam. (guji-riix)

Magaalada Bakhdad ee wadanka Iraq waxay ahayd waqtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee muslimiinta was ka bartaan.
14-05-2010: Wakhtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee Muslimiinta wax ka bartaan waxay ahayd magaalada Baghdad ee wadanka Iraq.Sidoo kale waxay ahayd magaalada laga maamulo dowlada Islaamka. (guji-riix)

Xarakadii Mucaskarka Raaskambooni oo sheegtay inay ka baxeen Xisbul Islaam.
13-05-2010: “Guddoomiyaha Xisbul Islam Xasan Daahir wuxuu leeyahay walaalaheena Shabaabka iyadoo dhiigeenu uu daadanayo, waanna ognahay maslax dad kale in uu arrintaasi u leeyahay laakiin taasi markii aan aragnay baan garanay in raaskambooni dib aan ugu laabano (guji-riix)

Shir aan Caadi ahayn oo ay isku imaadeen Mucaskarka Raaskambooni oo ka dhacay baadiyaha Magaalada Dhoobley iyo Go,aamadii ka soo baxay oo na soo gaaray
13-05-2010: Shir aan Caadi ahayn oo ay isku imaadeen Xubnaha Muhimka ah Xarakada mucaskarka Raskambooni 9-12/05/2010 oo ka dhacay baadiyaha Magaalada Dhoobley Go,aamadii iyo gunaanadkii ka soo baxay wuxuu u qornaa sidan: (guji-riix)

Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) oo la shaaciyay in uu ka baxay Xisbul Islaam
13-05-2010: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo kamid ahaa hoggaanka sare ee Ururka Xisbul Islam ayaa si cad waxa ay shaaca uga qaadeen in ay ka baxeen ururka Xisbul Islam isla markaasina dib ay u dhiseen xarakadii Raaskambooni oo horey ay uga mid ahaayeen (BBC). DHAGEYSO

Wasiiro lagu eedeyay lunsi hanti Qaran
12-05-2010: War Saxaafadeed ay maanta ka soo saareen magaalada Muqdisho Gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegeen in Wasaarado ka tirsan dowladda KMG ay lunsadeen hanti ay laheyd dowladda KMG ee Soomaaliya. (guji-riix)

Taliye ku xigeynka Jabhadda ONLF C/kariim Shiikh Muuse ayaa daboolka ka qaaday inuusan geeriyoon oo uu weli nool yahay
12-05-2010: Xukuumadda gumeystaha madow ee Itoobiya ayaa maalin kahor sheegatay inay dishay taliye ku xigeenkii Jabhadda ONLF C/kariim Shiikh Muuse oo dagaal lagu wiiqmay kula jirta dowladda gumeystaha madow ee Itoobiya. (guji-riix)

In ka badan 100 ruux oo ku dhimatay shil dayuuradeed oo ka dhacay Airport ku yaalla magaaladda Tripoli ee dalka Liibiya halkaan hoose ka “Daawo” 12-05-10
TACSI:Marxuum Qorane Macalin Mohamed Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
11-05-2010: Anagoo ah maamulka iyo shaqaalaha warsidaha Kismaayotimes.com waxaan tacsi u diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Qorane Macalin Mohamed oo ku geeriyooday 09-05-2010 magaalada JigJiga Gobolka Ogadeniya waxaana leeynahay Ilaahay janadii fardowsa haka warabiyo Amiin Amiin. (guji-riix)

1-May waxaa ka dhacay magaalada Birmingham wadanka UK Shirweyne si aad ah loo soo agaasimay Jaaliyada Jubbaland ee qarada yurub +Video
11-05-2010: Shirweyne si aad ah loo agaasimaya ayaa maalintii Sabtida ahayd 1-May ka dhacay magaalada Birmingham kaasoo ay kasoo qaybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala yimid dacaladda waddanka UK iyo masuuliyiin ka tirsan jaaliyaadka Yurub ee Jubaland. Hadaba Halkan ka daawo shirka oo dhameeystiran. (guji-riix)

Wabiga Jubba oo mara deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay dhulbeereed balaaran
11-05-2010: Wabiga Jubba oo mara deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay 24-kii saac ee ugu dambeeyay dhulbeereed balaaran oo ku yaala qaar ka mid ah tuulooyinka hoos taga degmada Baardheere iyo deegaano kale. (guji-riix)

Webiga Jubba oo ku fatahay degmada Bu’aale iyo Deegaano hoostaga
08-05-2010: Wararka aynu ka heleyno degmada bu’aale ee gobolka j/dhexe ayaa sheegaya in webiga Jubba uu ku fatahay Degmadaasi Bu’aale iyo Deegaano kale oo hoostaga Degamdaasi. Fatahaada webiga ayaa timid kadib markii mudooyinkii ugu danbeeyay ay Roobabka gu’ga siweyn uga da’een Gobollada Jubooyinka (guji-riix)

Shabaabka Dhoobley ayaa shalay bur buriyay qabuuro ay ku aasnaayeen mashaa'ikh
08-05-2010: Wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobleey ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in maamulka Al-Shabaab ee ka arimiya halkaasi ay shalay bur buriyeen qabuuro ay ku aasanaayeen wadaado ay qadariyaan dadk deegaanka Dhoobley. (guji-riix)

Waxaan jecleeysanay aqristayaasheena sharafta mudan in aan idin soo gudbino gabay uu tiriyaya Abwaan Jaamac Kediye Gabaygii wacdi halkaan hoose ka daawo 08-05-10
Sheekh Mustafa oo ka hadlaya Dhibaatooyinka Qaadka u leeyahay Bulshada
08-05-2010: Maxaadaro ku saabsan Dhibaatooyinka Qaadka u leeyahay Bulshada oo uu inoo soo jeedinayo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun, hadaba ka faa'ideeysi wanaagsan Sheekha iyo Muxaadaradiisa: DHAGEYSO

 

Maqaal / Opinion


0 Calanka Soomaaliya oo K'naan ka Lulay Furitaanka Koobka Kubadda Cagta/Daawo Video.

0 Alshabaab oo Soo saartay Video ninkii Fransiiska Ahaa ay Heysteen Fariin Ugu Dirayo Faransiis/Daawo Video. 0 Hundreds of youth gather in Garissa for youth development conference +Sawiro .

0 Beesha Absame iyo Adeerkod ee Norway oo baaq taageero soo saaray!!
0 Dhalinta Waayaha Cusub oo soo saaray heeso cusub >> -Akhriso/Daawo Video.+Sawir .
0 CNN - Inside Africa - Somalis in Minnesota Akhriso/Daawo


Taariikh muhiim ah: Bohowga gobolada waqooyi iyo kuwa koonfureed ee 1-Luulyo

Can Sheekh Shariif and his men get done what Somalis people want?



Towjiidka Qur'aanka

Tafsiirka Qur'aan


free counter  

 

Copyright © 2009 KismaayoTimes.com All Rights Reserved